Title

body
 
saaid :: My Profile (65 views)
http://soomaalia.hi5.com - Send it to your friends

Age

13

Birthday

January 1

Location

vaasa, Finland

Journal (View all 2)

Jun. 27: saaid
Jun. 27: saaid

Interests

Favorite Music

 

Favorite Movies

 

Favorite TV Shows

 

Favorite Books

 

Favorite Quote

 
 

Journal

View All 2 Entries    Add Comment

saaid : Jun 27, 2008
Dumar kale ma caashaqin
Hadal danbe kumaan oran
Doqaagu wuxuu rabo
Kolan daynba kuu galo
Wali diiday kuma odhan
Dadku wuu dagaalaa
Dabadeed heshiiyaa
Inaad raacdo duul kale
Ma wax loo dulqaataa
Naftaydii I diidayoo
Kama daadegaysee
Adaa seegay dawgee
Iga durug walaaleey
Haatan dayradaadaa
Ku dadaalayayoo
Ima diirinayside
Ogow dumarku kaa badan
Waan kaa dal doorsaday
Dusha hayga xaganine
La dabaalo la dabaalo caashaqa
Waan kaa dal doorsaday
Dusha hayga xaganine
La dabaalo la dabaalo caashaqa

Dambi kaama aan gelin
Duleed kagamaan tegin
Hablaha da?daadana
Daandaansi daayoo
Dibnahayga uma furin
Adigay daraadaa
Dakharadu I gaadheen
Inaad iiga durugtaa
Ma wax loo dul qaataa
Daruur ii da?aysiyo
Dabayl caafimaad baan
Deeqooy ku moodee
Waxad tahay tu ii daran
Haatan dayradaadaa
Ku dadaalayaayoo
Ima diirinayside
Ogow dumarku kaa badan
Waan kaa daldoorsaday
dusha hayga xaganine
La dabaalo la dabaalo caashaqa
Waan kaa daldoorsaday
dusha hayga xaganine
La dabaalo la dabaalo caashaqa

Danbiga waxa dhigay
Wadnahayga doqonkee
Kaa doortay dumarkoo
Aad daryeeli waydoo
Wali daacad kuu qaba
Dadbuu ku moodee
Adiguna dad naariyo
Inaad dacalka goysaa
Ma wax loo dul qaataa
Dayaxoo aleeliyo
Waa duulkii suleekhaan
Dadka kaaga soocdee
Waxaad tahay habeen dama
Haatan dayradaadaa
Ku dadaalayaayoo
Ima diirinayside
Ogow dumarku kaa badan
Waan kaa daldoorsaday
dusha hayga xaganine
La dabaalo la dabaalo caashaqa
Waan kaa daldoorsaday
dusha hayga xaganine
La dabaalo la dabaalo caashaqa

Gifts

View   

Loading application...

Glitter Text

View   

Loading application...

Top Friends

View   

Loading application...

Who's Online

View   

Loading application...

Kiss

View   

Loading application...

Super Friends

View   

Loading application...

What Type of Kisser Are You?

View   

Loading application...

are you pretty??(for girls only)

View   

Loading application...

Manchester United Fans

View   

Loading application...

Fives

Give' em Five

Comments

View All Entries

Leave a comment for saaid {1}

Jul 4, 2008 7:17 PM
love says:
 
 
Jul 4, 2008 6:12 PM
love says:
 
 
Jul 1, 2008 8:01 PM
xamdi says:
 
 
 
 
Jun 20, 2008 1:05 PM
 
 
Jun 14, 2008 5:14 PM
Iftin says:
 
 
May 27, 2008 7:31 AM
maka says:
 
 
Apr 12, 2008 2:04 AM
nast says:
 
 
Apr 6, 2008 4:06 AM
 
moi
 
Apr 4, 2008 9:58 AM
 
noh okei mä tunnen aika paljon sun maalainen
 
Apr 4, 2008 9:54 AM
 
can u spesk finnish?
 
Apr 4, 2008 9:51 AM
 
nothing but i don´t u baby sorry
 
Apr 4, 2008 9:34 AM
 
hi!
 
Apr 2, 2008 9:48 AM
hamdi says:
 
moika



Select Language